Jan 14, 2020 · Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan qarax laga maqlay duhurnimadii maanta duleedka Muqdisho gaar ahaan degaanka Ceelasha Biyaha kaasoo geystay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ah ayaa la sheegay in lagu weeraray Injineero u dhashay dalka Turkiga oo ku howlan dhismaha wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye. …

Radio Risaala, is an independent radio based in Mogadishu, the capital of Somalia. Radio Risaala FM radio 102.2 MHZ and a website www.radiorisaala.com was launched in 24 June 2001 (with the name of IQK Radio) to serve for all-Somali speaking community in the east Africa. Wararka. Aqalka Sare ee Baarlamaanka oo wali meel mari la sharciga... ahmed ali-01/02/2020. 0. ... Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho oo Masuul Degmo wax...